Ku dhawaad $1 Million ayaa la kala siistay sawir-gacmeed laga sawiray feedhyahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali.

Waxay ahaayeen 26 sawir oo si xidhmo ah loogu soo bandhigay New York, iyagoo saacado kooban ku noqday kuwo qiimahoodu sarreeyo kana mid noqday sawir-gacmeedyada ugu qaalisan dunida.

Maxamed Cali ayaa ahaa feedhyahan Muslim ah oo caan ka ahaa dunida, kuna guulaystay abaal marino badan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga