Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka u yeedhay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Magaaladda Hargeysa Maxamed Cali Daarood.

Kulankan oo ahaa Mid ay gadhwadeen ka ahaayeen Guddiga Joogtada ah ee Golahaasi ayaa waxa uu kulankoodu Daarnaa Sidii ay maareeyaha wax uga weydiin laahaayeen Halka ay marayso Hawsha Biyo Balaadhinta Caasimaddu.

Wixii Faahfaahin ah ee Kasoo Kordha Kulankaasi Kala Soco SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga