Dawladda Maraykanka ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku aadan heshiiskii dhawaan ay madaxda Soomaaliya ku saxeexeen magaalada Muqdisho.

Washington waxay soo dhawaysay heshiiska iyadoo ku baaqday in madaxdu ay jadwalka doorashada ilaaliyaan.

Maraykanku wuxuu ku hanjabay in uu cuno qabatayn saari doono madaxda ka hor timaada jadwalka doorashada, isagoo si agar ah u xusay in uu xanibaado dhanka socdaalka ah kusoo rogi doono cid kasta oo jadwalka doorashada u hogaan sami wayda.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga