Shiinaha ayaa isku dayaya in uu xakameeyo nooca fayraska Covid-19 ee loo yaqaano Omicron kaas oo imika ku fidaya dalka Shiinaha.

5 million oo qof dad kor u dhaafayaayay dawoladdu u sheegtay in aanay dadka dhex gali karin, iyadoo la geeyay xarumo lagu xakamaynayo inta ay ka bogsanayaan fayraska.

Magaalada Anyang ee waqooyiga fog ee Shiinaha ayaa ah meesha uu imika sida wayn u saameeyay fayrasku, waxa sidoo kale xaalad bandoo ah lagusoo rogay magaalada Xian oo muddo ah aan cidi ka bixin i9mika, waxay hoy u tahay dad ka badan 13 million oo qof.

Wadamada kale ee dunida, waxa nooca fayraska Omicron uu dhibaato ku hayaa Yurub oo wadamada galbeedka iyo waqooyiga uu saameeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga