Laba Qarax Oo Is Xig Xiga Ayaa Maanta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho Iyaga Oo Qaraxyadu Ka Kala Dhacay Isgoyska Banaadir Iyo Km4 Gaar Ahaan Koontaroolka Ku Dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho,

Ciidamada Amaanka Iyo Hay’Addaha Nabadsugida Ayaa Gaadhay Goobaha Qaraxyadu Ka Dhaceen.

Sidoo Kale Gaadiidka Gargaarka Deg Dega Ah Ee Ambalaasta Ayaa Gaadhay Goobta Uu Qaraxa Ka Dhacay,

Goobjoogayaal Ayaa Warbaahinta U Sheegay In Qaraxyadda Loo Adeegsaday Gaadhi Walxaha Qarexa Lagasoo Buuxiyay.

Lama Soo Sheegin Wali Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxan Danbe

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga