Masuuliyiinta Xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye, ayaa sheegay inaan Cabdirashiid riyo-raac ku jirin golaha dhexe ee xisbiga kulmiye kana baxay golaha dhexe markii xilka wasiirnimo uu ka tagay, sida sharciga xisbigu dhigaayo.

sidoo kale waxay sheegeen inay sharciga la Tiigasan donaan Masuliyiinta xisbiga Waddani ee Arinta sheegay.

Kala soco Saab TV, wararkii ugu dambeeyay geyga Soomaalida iyo adduunka dacaalladiisa.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga