Qaar kamid ah warbaahinta magaalada Muqdisho, ayaa qoray in Injineer u dhashay dalka Turkiga oo kormeer ku samaynayay waddada isku xidha Muqdisho iyo Afgooye qarax miino oo waddada agteeda la geliyay lala eegtay, qaraxa ayaa ka dhacay deegaanka Garasbaaley oo kutaal duleedka magaalada Muqdisho.

 

Injineerkan, ayaa sida ay wararku sheegayaan loola cararay cisbitaalka Digfeer, halkaas oo lagu dabiibayo.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV, waa barta kuugu dhow ee aad ka heli karto warar sugan iyo warbixino tayo leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga