FILE - In this Thursday, Feb. 17, 2011 file photo, hundreds of newly trained al-Shabab fighters perform military exercises in the Lafofe area some 18 km south of Mogadishu, in Somalia. The Somalia-based extremist group al-Shabab said Wednesday, May 9, 2018 that it has stoned to death a woman accused of marrying 11 men, after an ad hoc al-Shabab court convicted the woman in Sablale town in Lower Shabelle region.(AP Photo/Farah Abdi Warsameh, File)

Hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda ka dagaalanta dalka Soomaaliya ee alShabab ayaa lagu dilay duqayn ay fuliyeen ciidamada dalka Maraykanku.

Ninkan oo lagu magacaabi jiray Bashiir Maxamed Qoorgaab ayuu Maraykanku sanadkii 2008-dii dul-dhigay addun lacageed oo dhan $5 million, taas oo lagu abaalmarinayo cidii soo sheegta xog ku saabsan ninkan oo si wayn uu Maraykanku u doonayay una arkayay in uu khatar ku yahay ammaanka dalkiisa.

Qoorgaab ayay qoyskiisu xaqiijiyeen geeridiisa waxaana la dilay 22-ka bishii aynu soo dhaafnay ee February, sida ay sheegtay warbaahinta dawladda Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga