Madaxa Fayo-dhowrka ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland aya dadwaynaha ku nool Caasimadda Hargeysa ugu baaqday inay ka Taxadiraan roobabka ka da’aya Magaalada Hargeysa, waxayna ka digtay in nadaafad darada uu ka dhalan karo cudurka kuduudiyuhu.

Madaxa fayo-dhawrka ee wasaaradda caafimaadka Somaliland, ayaa sidan u sheegay Saab TV isagoo kugan dusha biriishka labaad ee caasimadda, kaasoo uu hoos maro dooxa wayn ee Hargeysa.

Kala soco Saab TV, wararkii ugu dambeeyay adduunka iyo geeska Afrikaba, Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto wararkii ugu dambeeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga