Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland Ee Wadanka Isu Tagga Imaaraadka Carabta Xaashi Xandule Ducaale Oo Waraysi Gaar Ah Siinayey Saab Oo Wax Badan Kala Socday Heeshiiska Maalgalinta Dekeda Berbera Ayaa Sheegay In Mad Madaw Badani Ku Jiray Hanaankii Loo Maray Heeshiiskaasi
Sidoo Kale Waxa Uu Ka Haday Halka Uu Taagan Yahay Xidhiidhka Somaliland Iyo Wadanka Imaaraadka Carabtu

 

(Waxa Ka Waramaya Wariyaha Saab Tv Hargaysa Cali Maxamed Xuseen)

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga