Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somalia Waxaa Goor Dhawayd Soo Gaadhay Qeybtii Saddexaad Maxaabiis Laga Keenay Dalka Liibiya, Kuwaa Oo Soo Deyntooda Dadaal Dheeraad Ah Ay Ku Bixisay Dowladda Soomaaliya.

Dhalinyaradan Ayaa Waxaa Laga Soo Daayay Xabsiyada Tajora Iyo Sika Ee Dalka Libya, Inkastoo Ay Jiraan Dhalinyaro Kale Oo Fara Badan, Kuwaasi Oo Xabsiyada Wali Ku Jira.

Dowladda Soomaaliya Ayaa Mudooyinkii U Danbeeyay Dadaal Ugu Jirtay Sidii Dhalinyarada Somaliyeed Ee Xabsiyada dalalka Shisheeye Ku Xidhan Dalkooda Hooyo Loogu Soo Celin Lahaa,

 

(Waxaa Ka Waramaya Wariyaha Saab Tv Muqdhso Abshir Muuse Salaad)

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga