Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Somalia ayaa mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari u gudbiyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Somalia.

Xildhibaanada oo soo saaray warqad qoraal ah oo ay warbaahinta u Akhriyeen ayaa ujeedka Mooshinkooda waxaa ay ku sheegeen mid kalsoonida lagala noqonayo guddoomiye Jawaari.

Guddoomiye Jawaari ayaan wali ka hadal  eedeymaha uu xambaarsan yahay mooshinkan laga Gudbiyay.

Waxaa Ka Waramaya Wariyaha Saab Tv Muqdisho Cabaas Xuseen Muuse

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga