Raysalwasaaraha dalka Canada ayaa ku guulaystay doorashooyinkii dalkaas ka socday maalmihii lasoo dhaafay, isagoo guul dirqi ah ku helay kursiga.

Justin Trudeau ayaa sii ahaan doona rayslawasaaraha dalka Canada inkasta oo uuku guuldaraystay in uu helo aqlabiyadda kuraasta oo ahaa 170 kursi, wuxuuna helay xisbigiisu 156 kuris.

Waxay ahayd doorashadii 3-aad ee Trudeau uu helo, xili xisbigiisa Liberal Party lagu dhaliilay dhaqaalaha badan ee ku baxay doorashadan oo aan loo baahnayn sida ay dad badani qabeen.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga