Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa diyaarad Kenya ka diwaan gashanayd oo Salaasadii ku burburtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Beledweyne.

Madaxa shirkadda iska lahayd diyaaradda ayaa sheegay in diyaaraddu ay burbrutay kadib markii dhabaha ay cago dhiganaysay uu soo galay dameer, taasina ay sabab u noqotay burburka diyaaradda.

Diyaaradda ayaa siday cunto loo waday ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Beledweyne, kuwaas oo ah ciidamada Jabuuti ka socday.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga