Duulimaadkii la filayay in diyaaradda Ethiopian Airlines ay ku timaado magaalada Hargeysa maanta ayaan ku iman jadwalkiisii.

Rakaabka sugayay diyaaradda ayaa loo sheegay in aanu jirin wax duulimaad ahi, sida ay ilo xog-ogaal ahi warbaahinta SAAB u sheegeen.

Diyaaradda ayay ahayd in ay timaado abaara 11-kii subaxnimo.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Ethiopian Airlines iyo xukuumadda Somaliland.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga