Doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi waxa loogu yeedho ayaa ka furmay magaalada Muqdisho gaar ahaan teendhada Afisyooni, halkaas oo ergeda iyo murashaxiinta lagu xareeyay.

11 kursi ayaa lagu tartamayaa maanta, iyadoo hal kursi oo bilaa tartan ahaa xalay la sheegay in uu tartan gali doono, waana kursiga Cabdi Xaashi, gudoomiyaha Aqalka Sare.

Liiska dadka tartamaya:

Wixii kasookordha halkan kala soco

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga