Maanta waxa Muqdisho lagu dooranayaa 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare er Somaliland ee dawladda federaalka Soomaaliya, iyadoo 5-ta kalana la dooran doono berrito.

Waxa xusid mudan in sadex kursi oo ka mid ah kuwa maanta uu tartanka ugu adagi dhex marayo.

Kursiga koobaad waa tartan u dhexeeya Saalax Jaamac iyo Ibraahim Iidle, kan labaad waa Prof Maxamed Maxamuud Alla Bari, Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar iyo C/raxmaan Cismaan Cali, halka ka sadexaadna uu yahay Cismaan Dubbe iyo Cabdikariim Xasan.

Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland ayaa lasoo afmeeri doonaa maalinta Khamiista.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga