Diyaarad kasoo kicitintay magaalada Muqdisho ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha ee Baladwayne, diyaaradda ayaa la sheegay inay gargaar u sidday dadkii ay saameeyeen fatahaaddii webigu.
Wararku waxay sheegayaan inuu jiro khasaare nafeed, balse duuliyihii iyo caawiyihiisa ayaa ka badbaaday sida ay sheegayaan warar hor dhac ah.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wararka la xidhiidha kala soco Saab TV

 

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga