Dalka Sudan waxa lagasoo sheegayaa rabshadaha ka dhashay afgenbigii dhawaan dalkaas ka dhacay in ay sii kordhayaan, iyadoo dibad baxyo ay dhigayaan dad diidan tallaabada milatariga.

Illaa 5 qof ayaa la xaqiijiyay dhimashadooda gudaha Sudan, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadku.

Tobanaan kun oo qof ayaa waddooyinkad hooban iyadoo boolisku ay beeniyeen in ay ax awood ah u isticmaaleen dadka.

Hogaamiyaha milatariga Sudan ayaa balan qaaday in uu dawlad rayid ah ku wareejinayo talad, balse dadka ayaa raba in si dhkahso ah oo bilaa shuruud ah ay milatarigu u baneeyaan talada.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga