Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ciidamo dheeraad ah u dirtay gobolka Gedo ee Soomaaliya oo muddooyinkii ugu danbeeyay marar badan ay ka dhaceen dagaalo iyo shaqaaqooyin kale.

Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa la geeyay ciidamadan cusub, iyadoo hore deegaanada la geeyay ay ugu dagaalameen ciidamo ka tirsan kuwa Kenya iyo ciidamada xooga Soomaaliya.

Wali lama oga sababta keentay in dawladdu ay ciidamadan gayso deegaano ka mid ah Gedo, balse waxa xusid mudan in aan wali xal laga gaadhin khilaafkii Jubaland iyo dawladda federaalka ee ciidamadii hore loo geeyay gobolka Gedo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga