Beesha Caalamka ayaa walaac ka muujisay qaabkii ay u dhacday doorashadii Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya, oo dhawaan lasoo doortay xubnaha Golaha.

War ay si wada jira usoo saareen xubnaha Beesha Caalamka ayaa lagu xusay in ay soo dhawaynayaan shirarka Golaha Wadashiga Qaranka, balse aanay ku niyad samayn qaabka aan loo dhammayn ee doorashadii xildhibaanada Aqalka Sare.

Beesha Caalamka ayaa ku baaqday in loo dhamaado doorashada Aqalka Shacabka oo dhawaan bilaabmaysa.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga