Ninkii ka danbeeyay weerarkii shalay lagu qaaday safaaradda Faransiiska ee Tanzania ayaa la ogaaday haybtiisa.

Xamza Xasan Maxamed ayaa la ogaaday in ay walaalo ahaayeen nin ka tiraanaan jiray alShabaab oo lagu dilay badhtamaha Soomaaliya, sida ay ogaatay shabakadda Hiiraan Online.

Saddex askari iyo mid ka mid ah ilaalada safaaradda ayaa lagu dilay weerarka oo uu qaaday ninkan hubaysnaa

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga