Badi wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho aya saaka xidhan iyadoo sidoo akle qaybo ka mid ah magaalada la xidhay ganacsiyada qaar.

Xerada Xalane ayaa sidoo kale laga joojiyay dhaqdhaqaaqa iyadoo ciidamada ATMIS ay hore u xidheen xerada.

Arintan ayay sabab u tahay xuska aasaaska ciidamada xooga Soomaaliya oo ku beegan maanta oo bisha April ay tahay 12.

Xuska aasaaska ciidamada ayaa aga xusayaa Muqdisho iyo badi magaalooyinka Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga