Madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa ka hadlay arimo kala duwan oo ay ka mid yihiin doorashooyinka Soomaaliya, amniga dalka iyo arimo kale.

Axmed Madoobe wuxuu sheegay in xildhibaanada ka dhiman Gedo lasoo dooran doono oo aanay dhacahayn doorashadu iyaga la’aantood.

Madaxweyne Madoobe wuxuu sheegay in warkii kasoo baxay NISA uu yahay mid aan la aqbali karin, warkaas oo ahaa in alShabaab ay beegsanayso raysalwasaaraha iyo madaxweynaha Soomaaliya.

Wuxuu ku tilaamay mid aanay ahayn in hay’adaha amni ay ku dhawaaqdo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga