Waraka ka imanayaa magalada borama ee xarunta gobolka awdal ayaa sheegaya in askari ka tirsana ciidanka booliska Somaliland ay koox hubeysani ku dilen magalada borama .

Dableyda ayaa askariga toogtay iyago isticmaalayey bastolad inta ka dibna askariga ayaa dhawacmey balse wakhti yar ka dib ayuu geriyoday askarigu .

Kooxda dilka geysatay ayaa goobta ka baxsadey .

Ma cada wali sababta askarigan loo togtay ,saraakisha amaanka Somaliland wali kamay hadlin dhacdadan

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga