Hogaanka sare ee ururka al-qaacida ayaa war ay soo sareen waxaay ku bogadiyeen kooxaha jihaadiska ah ee ka dagalamaya dalalka  soomaliya iyo maali bayaankan ayaa lagu  si weyn loogu amaanay  werarada ay kooxda  nusrat al islam wal-muslimin  ka wado gudaha dalka maali .

Waxaa kale oo bayaanka iyagana lagu amaanay kooxda alshabab ee ka hawl gala gudaha dalka soomaliya ,waxaana al-qaacida sheegen in ay kooxahan jihaadiska ahi ay  dacad uu yihiin  aragtida hogamiyaha  al –qaacida  Ayman al –zawahiri

Kooxahan jihaadiska ah ee al-qaacida xidhiidhka la leh ayaa ka muudoyinkii uu danbeysay waxaay dagaalo kula jiren dawladaha soomaliya iyo maali .

Waxaana inta badan ay ka fuliyan dalalkasi qaraxyo iyo weraro qorsheysan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga