Ammaanka goobaha muhiimka ah ee dalka Kenya ayaa la adkeeyay iyadoo ciidamada ammaanku ay ku hawlanyihiin sidii ay u sugi lahaayeen bad-qabka goobahaas.

Muddo laga joogo todobada sanno maanta oo kale ayay ahayd markii dablay ka tirsan kooxda alShabab ay gudaha u galeen suuqa West Gate Mall ee magaalada Nairobi halkaas oo tobanaan qof ay ku dileen halka boqol in ka badanna ay ku dhaawacen.

Ciidamad ammaanka ee Kenya ayaa ka hor tagaya weerar noocaas oo kale ah oo lagu qaado goobaha muhiimka ah xiligan oo kale, waxaana wali ay ka cabsi qabaan khatarta ururka alShabab ee Soomaaliya ka dagaalama.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga