Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ayaa loo kordhin doonaa mudada ay joogayaan gudaha Soomaaliya.

Heshiis ay dhawaan kala saxeexdeen dawladda Soomaaliya iyo Midawga Afrika ayaa lagu xusay suurtagalnimada in la kordhiyo mudada ay AMISOM joogayso Soomaaliya.

Bisha December ee sanadkan ayay kaga egtahay mudada ay AMISOM Soomaaliya joogayso, balse ciidamada Soomaaliya ayaan weli lahayn awood ay kula wareegaan amniga guud ee dalka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga