Kooxda alShabaab ayaa la wareegtay gacan ku haynta deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, sida ay dadka deegaanku u xaqiijiyeen warbaahinta VOASomalia.

AlShabaab ayaa weerar qarax ay u adeegsatay kadib qabsatay maamulka deegaanka, iyadoo dadka deegaanku ay sheegeen in ciidamada Danab iyo kuwa maamulka Galmudug ay ka baxeen magaalada.

Dagaal hub culus la isku adeegsaday ayaa dhacay, iyadoo alShabaab ay gaadiid dagaal qabsatay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga