Kooxda alShabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkii xalay lagu dilay agaasimihii Radio Muqdisho, AHU Cabdicasiis Afrika.

AlShabaab waxay sheegtay in dilkan ay ugu aar gudaysay Xasan Xanafi oo ka tirsanaa kooxda alShabaab, isla markaana ay muddo dheer ku raad joogeen Cabdicasiis Afrika.

Agaasimihii Radio Muqdisho AHU, Cabdicasiis Afrika, ayaa lagu bartay i9n uu sameeyo barnaamijyo iyo warbixino ku lid ah kooxda alShabaab.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga