Maxkamada Gobolka Maroodijeex Ayaa Xukun Saddex Sano Ah Ku Riday Abawaannad Naciimo Qarone.

Maxkamada Ayaa Abwaan Niciima Qorane Ku Soo Oogtay Danbi Ah In Ay Faafisay Hadalo Ka Dhan Ah Jiritaanka Somaliland Iyo Inay Dal Shisheeye Ka Sameysay Barnaamij Kacdoon Lid Ku Ah Somaliland.

Hey’Adaha Xuquuqda aadanaha, Ayaa Xadhiga Abwaan Niciima Qorane Hore U Canbareeyay.

Abwaannad Naciima Qorane Ayaa Hore Uga Qeyb Gashay Barnaamijyo Kala Duwan Oo Isugu Jiray Bandhigyada Buugaagta Iyo Suugaanta Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga