Baraf Xoog Leh Oo Wata Duufaano Xoogan Ayaa Ku Dhiftay Qaybo Kamida Wadamada Maraykanka Iyo Canada.Suuqyada Ganacsiga Iyo Isku Sacodka Jidadka Ayaa Ilaa Hada Hakad Ku Jira.

Duufaantan Dabaylaha Wadata Ayaa Hore Waxay Ugu Dhufatay Qaar Ka Mid Ah Dawladaha Reer Galbeedka,Cilmi Baadhayaasha Aya Sheegaya in Maalmaha Soo Socda Dufaanadu Gadhaan New England,

Heerkulka Ayaa Gaadhay 32c Sabtidii. Waqooyiga Intiisa Kale, Heerkulku Wuxuu Ahaa Mid aad U Wanaagsan.

Digniinaha Duufaannada Jiilaalka Waxaa Soo Saartay Adeegga Cimilada Qaranka Ee Ku Taala Galbeedka New York,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga