Maraykanka Ayaa Sheegay In Weerarrada Isaga Iyo Xulafadii Uu Hogaaminayay Ay Ku Qaadeen Siiriya Guul Ka Gadheen Tasoo Ay Ku Shegeen”Dharbaaxo”Loo Geystay Bashar Al-Assad Iyo Ruushka.

Xogheyaha Gashaandhiga Maraykanka Ayaa Warfidiyeenada U Sheegay In Howlgalka Milatari Ee Maraykanku La Leeyahay Ingiriiska Iyo Faransiiska Loogu Talagalay “In Lagu Soo Gudbiyo Fariin Cad”

Maraykanka Iyo Xulafadiisu Ayaa Maanta 105 Gantaal Ku Riday Siiriya. Isaga Oo Ruushku Ku Tilmaamay Weerar Bahalnimo Ah.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Iran Ayaa Sidoo Kale Ka Digtay “Cawaaqib Xumadda Ka Dhalan Karta Talabadaas Ay Ku Dhawaqeen Dawladaha Uu Hogaaminayo Maraykanku.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga