Gudida amniga maamulka Jubaland ayaa maanta oo Axad ah kulan degdeg ah isugu yimi magaalada Kismaayo, iyagoo ka hadlay arinta xadhiga wasiirkii amniga ee maamulkaas, Cabdirashiid Xassan Cabdinuur (Janan).

Gudidu waxay ku baaqday in lasii daayo wasiirka, iyagoo sheegay in ay ka walaacsanyihiin amnigiisa.

Waxay ka digeen cawaaqib-xumo ay sheegeen in ay ka dhalan karto xadhigiisa.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga