Marwan hadi oo ah timajare u dhashay dalka ciraaq, wuxuu dhalinyarada u qabtaa adeeg ka duwan kan rimajaraaysha lagu yaqaano. Wuu kuu xiirayaa isagoo madaxaaga kuugu sawiraya ciyaartoyga aad jeceshahay.

28-jirkan oo timajare ku haysta magaalada halabja ee kurdiyiinta ciraaq, ayaa soo jiitay indhaha bulshada caalamka, kadib muuqaalo lagasoo duuubay oo lagu baahiyay baraha bulshada.

Qofkiiba waxa uu ugu dhamaynayaa muddo 2 saacadood ah, isagoo ka qaadaya 59k oo diinaarta ciraaq ah, una dhiganta $50.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga