Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa deeq agabka caafimaadka ee loogu talo galay in lagaga hor tago caabuqa Covid-19 soo gaadhsiisay Somaliland.

Diyaarad si toos ah ugasoo kicitintay dalka Imaaraadka ayaa saaka subixii hore soo caga-dhigatay garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa, waxaana halkaas goob-joog ahaa qaar ka mid ah masuuliyiinta caafimaadka.

Qalabkan  caafimaadka ayaa loogu talo galay in lagaga hor tago xanuunka Coronavirus ee saamaynta wayn ku yeeshay dunida.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga