Warar goor dhawayd soo gaadhay telefishanka caalamiga ah ee Saab TV, ayaa sheegay in ay madaarka Cigaal ee caasimadda Hargeysa soo caga dhigatay diyaarad sidda gargaar caafimaad.

Gargaarkan caafimaad ayaa sida ay sheegayaan warar hordhac ahi, waxaa Somaliland ugu deeqday dawladda Imaaraadka Carabta, iyadoo kaalmadan loogu talagalay in lagula tacaalo dadka uu sameeyo cudurka Coronavirus.

Wixii warar kasoo kordha, kala soco Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto wararkii ugu dambeeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga