Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Ayaa xadhiga ka jaray Xafiis cusub oo Shirkada TOYOTA ay ka furatay Magaalada Muqdisho,

Wasiirka ayaa  tilmaamay in Gaadiidka ugu badan ee dalka laga isticmaalo uu yahay kuwa ay soo saarto shirkadda TOYOTA ,

Ugu dambeyntii Wasiirku waxaa uu sheegay in ay wadaan in alaabaha Soomaaliya loo iib geeyo suuqyada caalamka halka maanta Soomaaliya wax loo soo iibgeeyo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga