Iskuul ku yaala koonfurta dalka Niger ayaa gubtay ama shuf beelay, halkaas oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ay ka dhalatay.

Illaa 26 caruur ah ayaa ku dhintay dabka qabsaday iskuulka xili ay gudaha ku jireen, iyadoo dhaawaca kuwo kalana loo qaaday cisbitaalada.

Lama oga illaa hadda waxa sababay dabkan, balse dalka Niger ayaa ka mid ah wadamada ugu faqiirsan dunida, halkaas oo ay ka jirto baahi dhanka sikuulada ah. Iskuulada ayaa laga dhisaa agab gubanaya hadii dab uu qbasado sida looxaan la isku xidh xidhayiyo walxo kale oo dabka u nugul.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga