Xiisada u dhexeeya Ruushka iyo Mareykanka ee ku saabsan Farginta lagu sameeyay doorashadii madaxweynenimada ee 2016-ka ayaa walaac xogaan ku beertay beesha caalamka

 

laba dawladood ayaa si buuxda khilaafkooda ugu soo bandhigaya shirkii amaanka dunida  oo maalintii labaad ka socda dalka Jarmalka kaas oo kulmiyay hoggaamiyayaasha adduunka iyo diblomaasiyiin sare.

 

Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha Britain, Theresa May, kaas oo aw ku wehelinaayay wasiirka arrimaha dibedda Britain,

 

Theresa May. waxay muujisay Rajo buuxda oo ay ka qabto amaanka guud ee Qaarada yurub iyada oo waliba wadamada ruushka iyo maraykanka ugu baaqday inay wadahadal diblumaasiyadeed lagu xaliyo khilaafka u dhexeeya

 
Raysal wasaaraha ruushka ayaa iska difaacay eeedaymo losoo jeediyay oo aahaa in uu isaga ka danbeeyay farogalinyta Doorashooyinka maraykanka

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga