A Somali man is seen wearing a face mask as a preventive measure against COVID-19, along the streets of Mogadishu, capital of Somalia, April 13, 2020. (Xinhua/Hassan Bashi)

 

Qoraal ay soo saartay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay tirada guud ee dadka uu ku dhacay xanuunka Coronavirus, dadka ka bogsaday iyo kuwa u dhintay.

Qoraalka wasaaradda ayaa ahaa sidan:

”09 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya

> Laga Helay: 69
> Benadir: 39
> Somaliland: 11
> Koonfur Galbeed: 8
> Puntland: 8
> Hirshabelle: 2
> Galmudug: 1

> Lab: 48
> Dhedig: 21
> Bogsasho: 4
> Dhimasho: 4
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 997
> Bogsashada Guud: 110
> Dhimashada Guud: 48

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga