Wasaaradda caafimaadka Somaliland, ayaa si rasmi ah u shaacisay, in labadii Kiis ee ugu horreeyay cudurka Coronavirus laga helay.

Labada qof, ayaa kala ah qof u dhashay dalka Shiinaha iyo qof sitay dhalashada dalka Ingriiska.

Warkan, kala soco shaashadda telefishanka Saab TV

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga