Xukuumadda Somalialnd ayaa ka arinsanaysa qaxootiga Itoobiya oo laga cabsi qabo in qaar ka mid ahi ay Somaliland soo gaadhaan.

Gudoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha ee Somaliland ayaa u safray magaalada Gabiley ee ku dhaw magaalada xadka ku taala ee Wajaale, halkaas oo madaxda gobolka ay ka wada hadleen sidii looga tashan lahaa suurtagalniamda qaxooti kasoo qaxa colaadaha Itboobiya oo soo gaadha deegaanada Somaliland.

Waqooyiga Itoobiya waxa ka socda dagaalo culus oo galaaftay nolosha kumanaan qof, iyo barakaca malaayiin kale.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga