Shirkadda Maraykanka ah ee Yahoo oo ka mid ah shirkadihii ugu horeeyay adduunka ee bixiya adeegyada internet-ka ee fariimaha la iskugu diro yaaa ku dhawaaqday in ay albaabada u laabayso hanaanka fariimaha la iskugu diro ee shirkaddaas.

Yahoo ayaa war kasoo baxay waxay ku sheegtay in dhammaadka sanadkan marka la gaadho bisha December ay xidhi doonto dhammaan ‘Yahoo Groups’ iyo adeegyadii ay bixin jirtay.

Tallaabadan ayay ku sheegtay kadib hoos u dhac baaxad leh oo shirkaddu ay wajahaday sanadadii lasoo dhaafay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga