Saddex Saxafi Oo  Ruush Ah Ayaa Lagu Dilay Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika, Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ruushka Iyo Wargeysyadda Kasoo Baxa Waddanka Ruushka Ayaa Sheegay, In Suxufiyiintaasi Weerar Lagu Qaaday Xili Ay Ku Guda Jireen Hawl Shaqo,

Nasiib Darro, Lama Ogaanin Cida Gaysatay Dilka Suxufiyiinta Ruushka, “Ayaa Lagu Yidhi War Saxaafadeed Ay Soo Saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Ruushka, Iyada Oo aan Wax Faahfaahin Ah Ka Bixin.

Hawlgallada Maxaliga Ah Ayaa Hadda La Shaqeynaya Safaaradda Ruushka Si Ay Wax Uga Ogaadaan Sida Uu Dilku U Dhacay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga