Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya waxa ka dhacay qarax sababay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac leh.

Qaraxa ayaa lala eegtay irida xerada asluubta ee ku dhaw ex kantarool Afgooye, halkaas oo loo adeegsaday gaadhi lagasoo buuxiyay walxaha qarxa.

Waxa jirta dhimasho iyo dhaawac balse weli lama hubo khasaaraha rasmiga ah iyo tirada dadka ku qaxyeeloobay qaraxan.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weearkan qaraxa loo adeegsaday.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga