Taliyaha Ciidamada Difaaca Maraykanka James Mattis Ayaa Ku Booriyay Shacabka Washington In Ay Ka Digtoonaadaan Jawaabta Ay Ka Bixiyeen Weerarkii Sunta Loo Adeegsaday Shacabka Suuriya.

“Waxaan Isku Dayeynaa Inaan Joojino Dilka Dadka aan Waxba Galabsan, anagoo U Marayna Heer Istaraajiyadeed – iyo Waliba in aanu Ka Hor Qaadno Xakamaynta,” Ayuu Yidhi.

Ruushka Ayaa Hore U Sheegay In Ay Ka Jawaabi Doonaan Gantaal Kasta Oo Maraykanku Ku Soo Rido Suuriya.

Safiirka Qaramada Midoobay U Fadhiya Ruushka Vassily Nebenzia Ayaa Khamiistii Sheegay In “Mudnaanta Degdegga Ah Ay Tahay In Laga Hortago Khatarta Dagaalka”.

Safiirka Ruushka U Fadhiya Qaramada Midoobay Ma Uusan Ka Hadlin Suurtagalnimada Khilaafka Maraykanka Iyo Ruushka, Isaga Oo Sheegay In Moscow Ay aad Uga Walaacsan Tahay “Colaadda Khatarta Ah” Iyo “Siyaasadaha Dagaalka”

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga