Almaas Elman Axmed Cali, oo ay walaalo ahaayeen gabadha xuquuqda bini-aadamka u dhaqdhaqaaqda ee Ilwaad Elman, kana soo jeedda qoyska reer Elman ee caanka ah, ayaa lagu dilay gudaha xarunta Xalane, sida ay warar u xaqiijiyeen Saab TV.

Wararka, ayaa sheegay in xabaddu kudhex haleeshay gaadhigeeda, wararka ayaa sheegay in xabaddu ay wiifto ahayd, taasoo aanay jirin cid si madax bannaan u xaqiijin kartaa.

Kala soco Saab TV, wararkii ugu dambeeyay geeska Afrika iyo adduunka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga