Safiirka Mareynkanka Ee Qaramada Midoobay Nikki Haley,Ayaa Sheegtay In Ciidamada Mareynkanka Aysan Ka Bixi Doonin Dalka Suuriya Ilaa Laga Dhameystiro Ujeedka Washington Ka Leedahay Suuriya.

Wareysi Gaar Ah Oo Ay Bixisay Safiirka Mareynkanka Ee Qaramada Midoobay Nikki Haley Ayay Ku Sheegtay In Mareynkanka Uu Diyaariyay Cunaqabateyn Cusub Oo Ka Dhan Ah Ruushka Oo Ku Saabsan Taageerada Uu Siiyo Madaxweynaha Suuriya Bishar Al-Assad.

Xidhiidhka U Dhaxeeya Xukuumadaha Moscow Iyo Washington Ayaa Aad U Kacsan Ka Dib Markii Dowladaha Mareynkanka,Uk Iyo Farance Ay Qaadeen Weerarada Cirka Oo Ka Dhan Ah Xarumaha Hubka Kiimikaada Ee Dowladda Bishar Al-Assad

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga