Madaxwaynaha maamul-goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle ”Xaaf”, ayaa magacaabay guddida doorashada Galmudug, guddidaas oo ka kooban 11 qof.

Xaaf, ayaa qoraalka uu soo saaray ku xusay, ”in dastuurka Galmudug uu xaq u siinayo dhismaha Galmudug”, isagoo sidoo kalena ka rajeeyey xubnaha uu soo magacaabay in shaqadooda u gutaan sida ugu hufan.

Halkan hoose ka akhri

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga